Hadii aad tahay qof barta Cilmiga suuqgeynta ama kushaqeeya waxaad si fiican u daraaseysaa shirkadda Apple, waa company aan ka yaabay branding-ka iyo suuqgeynta sida ay u sameeyaan.
Tusaale yar aan idinka siiyo, Apple iyadu ma ahan shirkad ku fiican inovation-ka, oo way lasoo daahdaa waxyaabaha qaar laakiin marka ay keento waxay keenaysaa iyadoo si fiican ugaga soo shaqeysay oo ay waqti fiican galisay kadibna ay perfect kaso dhigtay, kadibna magac cusub ayay ula baxaysaa, oo waxay ka dhigaysaa inay iyadu keentay waxaan.
Sidoo kale apple isma barbar dhigto shirkadaha kale oo waxkasta oo ay soo saarto waxay la barbar dhigtaa wixii ka horeeyay oo ay soo saartay tusaale (waxaan bateriga iphonekan cusub ka dhignay mid 30% ka weyn kii iphonekii hore!) marka Apple waa shirkad dhanka suuqgeynta aad ugu wanaagsan oo cajiib ku ah, waxbadana loogaga dayan karo.
Haddii aan idinla wadaago teknoolojiyadaha Apple ay kasoo daahday laakiin ay magac cusub ula baxday si ay ugaga dhigto wax cusub waxaa kamid ah.
1. ProMotion – Refers to a high refresh rate display technology.
2. Touch ID – Refers to Apple’s fingerprint recognition system.
3. Taptic Engine – Refers to Apple’s haptic feedback technology.
4. Ceramic Shield – Refers to a type of glass used in iPhone displays for increased durability.
5. Vision Pro headset. – refers VR Headset.