Kooraskan waxaan idinku bari doonaa sida loo sameeyo softwares-ka casriga ah inagoo sameyn doona mashruuc dhamaystiran, Kaaraskan wuxuu noqon doonaa mid aad u fudud oo aad fahmi karto kuna raaaxaysan karto.Â
Si aad kooraskan ugaga faaiideysato Waxaad u baahantahay computer, internet iyo waqti inaad geliso barashada kooraskan.Â
Waxyaabaha aan kooraskan idinku bari doono waxaa kamid ah hordhaca programingka iyo siduu u shaqeeyo sidoo kale waxaan idin barayaa aasaaska hoose ee programingka, marka aad si fiican u fahanto bilowga hoose ee programmingka waxaan idin barayaa inaad sameyso barnaamij point of sale ah oo shaqeynaya.





Reviews
There are no reviews yet.