Nadaafada iyo Islaamka

Xiliyadii dhexe ee taariikhda waliba xiligii cusmaaniyiintu aduunka heysteen, waxaa soo bixi jiray cuduro halis ah sida tii ugu darnayd ee : dhimashadii madoobeyd (black death), cudurkan waxaa u dhintay 25 milyan oo qof waxaana lagu kala qaadi jiray injirta oo ay badanaa keento nadaafad daradda.

Nin saynisyahan oo la waraysanayo oo la yidhaahdo neil degrasse tyson ayaa dhagaystay oo dhahaya muslimiintu xilayadaas aad ayay u yarayd dhimashadoodu sababtoo ah xiligaas dadku aad uma qubaysan jirin balse muslimiintu maalintii 5 jeer ayay gacmahooda, wajihooda, madaxooda, lugahooda, afkooda iyo sankooda dhaqi jireen, waxaa la gaaray buu yidhi heer dadkii kirishtaanka ahaa ay dhahaan waxaani cudur ma ahan ee waa sixir ay muslimiintu nagu sameeyeen.

Dhaqidaas uu ka hadlaayo waa weysada iyo nadaafada ay jirka u tahay.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *