Markasta oo aad olole Suuqgeyn sameyso, si aad u ogaato suuqgeynta ugu wanaagsan ee si fiican u shaqeynaysa, waxaad macmiil kasta oo cusub weydiisaa halka uu kasoo arkay ganacsigaaga.
Tani waxay kaa caawineysaa inaad dabagasho oo aad la socoto waxa si fiican kuugu shaqeynaya iyo waxa u baahan inaad waxkabadal kusameyso.