Free courses

Halkan waxaan kusoo gudbiyaa koorsooyinka bilaashka ah ee aan soo uruuriyo.

KOORSOOYINKA DESIGNKA.

  1. Photoshop essentials: Hadii aad dooneyso inaad bilowdo photoshop waxaad daawan kartaa kooraskan bilaashka ah ee aad ka heli karto udemy TAABO HALKAN

KOORSOOYINKA DATA ANALYSIS-KA.

  1. Excel for Beginners: Kooraskan waxaad ku baranaysaa bilowga hore ee Excel-ka, waana bilaash, si aad isaga diiwaangeliso TAABO HALKAN.
  2. Power BI for Business Users: waa kooras aad ku baran karto hordhaca power bi iyo sida aad ganacsi ahaan ugaga faaiideysan karto. si aad isku diiwaangeli halkan taabo

KOORSOOYINKA PROGRAMING-KA.

  1. Introduction To Python Programming: Kooraskan waa bilow beginner ah, hadii aad dooneyso inaad barato programming bilow ah halkan waad ka bilaabi kartaa TAABO HALKAN

KOORSOOYINKA GANACSIGA.

  1. Operations Management: Kooraskan waxaad ku baranaysaa shaqo maalmeedka shirkadaha iyo sida loo maamulo waxyaabaha ka dhacaya ganacsiga ee operations ah, si aad ugaga qeybqaadato TAABO HALKAN
  2. Content Marketing: Content marketing-ku wuxuu kamidyahay waxyaabaha ugu baahida badan oo ay shirkadaha Soomaalidu ka liitaan, content marketing wuxuu ku barayaa si aad macaamiishaada wax ugu soo gudbiso inaad ka sameyso sheeko iyo warbixin ka badan inaad adigu is amaanto. si aad ugaga qeybqaadato TAABO HALKAN
  3. Digital marketing: Kooraskan bilaashka ah waxaad ku baran kartaa hordhac hore ee digital marketing-ka, sida loo isticmaalo, waxa uu yahay iyo faahfaahino kale oo muhiim ah, si aad iskaga diiwaangeliso TAABO HALKAN.

14 thoughts on “Free courses

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *