Fikrad ganacsi #1

Waxaa baahi aad u weyn ka jirtaa dalabka alaabaha online-ka lagu iibsado sida Amazon, Alibaba iyo Shein, waxaad u baahantahay si fikradaan u socoto address kuyaala wadamada laga helayo websiteskaas sida Dubai, China ama turkiga, kadibna waxaad siisaa macaamiisha address ay alaabaha kusoo hagaajin karaan kadibna marka ay kusoo dirsadaan usoo forward-gareey oo magaalada ay joogaan ugu soo hagaaji.

Waa fikrad u baahan uun dhawr qof oo aad ku kalsoontahay oo kuukala jooga wadamada kadibna waxaad khidmad saaran doontaa alaabaha dadku kugu soo hagaajiyaan.

10 thoughts on “Fikrad ganacsi #1

  1. Waa fekrad Wanaagsan laakiin si intaan ka badan in aad noogu qeexda ayaa kasii fiican tusaale ahaan qof aan ku kalsoonahay wuxuu joogaa UK 🇬🇧 , mise kaliya Dubai iyo …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *