Orange Knowledge Programme ama (OKP) waa deeqo waxbarasho oo ay bixineyso Wasaaradda arimaha dibeda ee Dalka Netherland, waxaana kamid ah waxyaabaha la heli karo.
- short courses (round 1: duration 2 weeks to 12 months; round 2: duration 2 weeks to 7 months);
- master’s programmes (duration 12 to 24 months).
Wadamadda Ka qeybqaadan kara waxaa kamid ah
Bangladesh, Benin, Burkina Faso, Burundi, Colombia, Congo (DRC), Egypt, Ethiopia, Ghana, Indonesia, Iraq, Jordan, Kenya, Lebanon, Mali, Mozambique, Niger, Nigeria, Palestinian Territories, Rwanda, Senegal, Somalia, South Africa, South Sudan, Tanzania, Tunisia, Vietnam, and Yemen.
Waxyaabaha lagaa doonayo waxaa kamid ah:
- waa inaad tahay qof aad u dhiiran oo ay daacad ka tahay waxbarashadu.
- Waa inaad kasoo jeedo mid kamid ah wadamada xaga sare ku xusan
- Waa inaad si wanagsan u garanayso Luuqadaha English-ka ama Faransiiska
- Waa inaad Tahay qof hore usoo shaqeeyay
- Waa inaad aqbashaa shuruucda halkan ku yaala Obligations and conditions
Qeybaha soomaalida laga aqbali karo waxaa kamid ah:
- (Maritime) Security and the Rule of Law
- Food Security and agriculture.
Sideen u dalban karaa
Si aad u ogaato faahfaahino intaan dheer iyo sharaxaad kale waxaad toos u booqataa website-ka OKP adigoo taabanaya linkigan: SCHOLARSHIP INFORMATION
2 thoughts on “Deeqaha waxbarasho ee OKP”
Ineed to gat this apportunity and to develop my education
Asc wa kaas Email keyga mahadsanid