Falanqeynta xogta (Data analysis) waa mid kamid ah xirfadaha la tacaluqa Teknoolojiyadda ee kucusub suuqa shaqooyinka, marka la joogo suuqgeynta iyo go’aan qaadashada shirkadaha waa shaqo aad muhiim u ah inay shirkaduhu isticmaalaan.
Haddii aad dooneyso inaad ka faaiideysato oo aad barato xirfadan suuqa fiican leh waxaan idinla wadaagayaa website aad u wanaagsan oo shaqadiisu tahay inuu dadka baro cilmiga xogta.
Website-kan magaciisa waxaa la yidhaahdaa datacamp.com waxaana ka heli kartaa koorsooyin iyo shahaadooyin kusaabsan data-da.
Halkan waxaan idinkula wadaagayaa koorsooyin bilaash ah oo aad sii tijaabin karto oo uu website-kan bixinayo.
- Introduction to Python halkan ka gal koorsankan bilaashka ah Start now.
- Hordhac kusaabsan cilmiga SQL halkan ka biloow kooraskan bilaashka ah Start now.
- Sidoo kale kooraskan aad ku baranayso hordhac kusaabsan business intelligence halkan ka gal