5.00
(2 Ratings)

Time management

Categories: Personal development
Wishlist Share
Share Course
Page Link
Share On Social Media

About Course

Waa kooras aan ugu talagalay inaan kugu baro aasaasiyaadka maamulka waqtiga, kooraskan wuxuu qofka ka caawinayaa inuu barto sida waqtiga loogaga faaiiideysto loogana dhigo mid wax soo saar leh.

Kooraskan marka aad dhamayso waxaad qaadan doontaa shahaado cadaynaysa inaad dhamaysatay kooraskan, oo aad si fudud ula dagi karto.

 

What Will You Learn?

  • Waxaad baran doontaa muhiimada uu waqtiga kuuleeyahay
  • Waxaad baran doontaa Sida hadafyadda loo sameysto
  • Waxaan kaloo ku tusin doonaa qaabka loo kala hormariyo shaqooyinka
  • Sidee loo isticmaalaa google calendar
  • Waxaan kale oo ku bari doonaa sida todo-list app loo isticmaalo.

Course Content

Introduction to the course

  • Kusoo dhawaaw kooraska
    03:00
  • Table of contents
    04:06
  • what is time management
    14:13

Setting your goals

Tools for time management

Time management tips

Time Diseases

Earn a certificate

Add this certificate to your resume to demonstrate your skills & increase your chances of getting noticed.

selected template

Student Ratings & Reviews

5.0
Total 2 Ratings
5
108 Ratings
4
11 Ratings
3
6 Ratings
2
0 Rating
1
2 Ratings
IM
12 months ago
I am reallay appreciated to have time to compelet this course.

thank you.
the bast teach