5.00
(1 Rating)
Start your own business
Categories: Social Media
About Course
Sharaxaad kusaabsan kooraskan
Ma dooneysaa inaad sameysato shirkad ganacsi oo adiga kuu gaar ah oo aad ka sameyn karto ugu yaraan $1000 bilkasta? waxaan halkan ku diyaarinay kooras aan kugu barayo sida aad u bilaabi lahayd ganacsi adigoo ku bilaabi kara waxkayar $100.
Inta uu kooraskan socdo waxaan ku barayaa aragtiyo badan oo kusaabsan ganacsiga sida:
- Qorsheynta ganacsiga
- Sidee magac loogu sameystaa ganacsigaaga
- Iibka iyo sida loo maamulo iibka
- Suuqgeynta iyo sida loo helo macaamiil badan.
- Xisaabaadka iyo sida loo maamulo
- Iyo qeybo kale oo muhiim ah.
What Will You Learn?
- Waxaad waxbadan ka baran doontaa ganacsiga iyo sida loo bilaabo
- Waxaad Samaysan doontaa shirkad Social media agency ah oo aad lacag kasoo saaran karto bilkasta.
- Waxaad baran doontaa aragtiyo badan oo ganacsiga kusaabsan sida Suuqgeynta, Qorsheynta ganacsiga, Iibka iyo xisaabaadka
- Isticmaalka barnaamijyadda wax lagu qoro sida: Word, Excel iyo Slideska
- Waxaad baran doontaa sida loo isticmaalo Canva looguna sameeyo naqshado quruxbadan.Â
Course Content
Chapter 1: Introduction to the course
-
Hordhaca Kooraska
00:44 -
Maxaad u baahantahay inaad diyaarsato?
04:13 -
Maxaad ku baran doontaa kooraskan?
04:13
Chapter 2: Setting up your business
-
Magac u bixi ganacsigaaga
04:07 -
U sameey loogo ganacsigaaga
08:20 -
Sidee Qorshe ganacsi loo sameystaa
11:41 -
Sidee aragtida iyo hadafyadda ganacsiga loo diyaarsadaa
04:28
Chapter 3: Google for business
-
Hordhaca Google documents
02:55 -
Waa maxay Google doc?
17:17 -
Sharaxaad kusaabsan Google Sheets
09:04 -
Google slides iyo Google Forms
15:04
Chapter 4: Setting up your finance
-
Qorsheynta Xisaabaadkaaga
11:41 -
Diyaarso software-ka xisaabaha
35:55
Chapter 5: Set up your social media
-
Sameyso page facebook ah
14:04 -
What is digital Marketing?
01:21 -
What are digital marketing conversation channels and why are they important
03:10 -
Connect whatsapp to your facebook page
03:33 -
Facebook Ad center explained
08:39 -
creating an Ad campaign
18:28
Chapter 6: Setup your online accounts
-
Diyaarso software-ka canva pro
11:00
Chapter 7: Marketing and Sales
-
Hordhaca suuqgeynta iyo Iibka
01:25 -
Diyaarso Software-ka iibka Part one
09:11 -
Diyaarso packages-ka aad iibineyso
14:28 -
Sameyso naqshadaha packages-ka
16:17 -
Diyaarso Software-ka iibka Part two
22:14 -
Raadinta Macaamiil
11:28 -
Sidee loo diyaarsadaa Sales pitch
08:54
Chapter 8: Client acquisition
-
Sidee heshiis wada shaqeyn loola galaa macaamiisha
05:24
Chapter 9: Create designs for clients
-
U sameey naqshad template ah
09:14
Chapter 10: Completion and what is next
-
Gabogabo iyo gunaanud
04:29 -
Maxaa xiga
02:00 -
buugaagta ganacsiga oo bilaash ah
00:30
Documents
-
Draft Lesson
00:07
Earn a certificate
Add this certificate to your resume to demonstrate your skills & increase your chances of getting noticed.
![selected template](https://preview.tutorlms.com/certificate-templates/default/preview.png)
Student Ratings & Reviews
5.0
Total 1 Rating
5
6 Ratings
4
1 Rating
3
0 Rating
2
0 Rating
1
0 Rating
Mahadsanid walaal, waa kooras aad u wanaagsan oo aan waxbadan ka faaiidnay