Python for Beginners
About Course
Kooraskan waxaad ku baran doontaa Hordhac kusaabsan Luuqada Python, Waxaana uu ka koobanyahay 7 jabtar oo aad ku dhamayn doonto 7 maalmood, Kooraskan waxaa kuula socda Suaalo aad isku tijaabin doonto, waxaanad u baahantahay inaad maalintii ugu yaraan hal saac maalin kasta.
Course Content
MAALINTA KOOWAAD
-
Hordhaca Kooraskan
04:08 -
Waa maxay Python programming language.
06:02 -
Diyaarinta Softwares-ka.
10:02 -
Waa maxay Visual code?
05:42
MAALINTA LABAAD
MAALINTA SADAXAAD
MAALINTA AFARAAD
MAALINTA SHANAAD
MAALINTA LIXAAD
MAALINTA TODOBAAD
Earn a certificate
Add this certificate to your resume to demonstrate your skills & increase your chances of getting noticed.
