5.00
(1 Rating)

PHP for beginners

Categories: programming
Wishlist Share
Share Course
Page Link
Share On Social Media

About Course

Kooraskan waxaan idinku bari doonaa sida loo sameeyo softwares-ka casriga ah inagoo sameyn doona mashruuc dhamaystiran, Kaaraskan wuxuu noqon doonaa mid aad u fudud oo aad fahmi karto kuna raaaxaysan karto. 

Si aad kooraskan ugaga faaiideysato  Waxaad u baahantahay computer, internet iyo waqti inaad geliso barashada kooraskan. 

Waxyaabaha aan kooraskan idinku bari doono waxaa kamid ah hordhaca programingka iyo siduu u shaqeeyo sidoo kale waxaan idin barayaa aasaaska hoose ee programingka, marka aad si fiican u fahanto bilowga hoose ee programmingka waxaan idin barayaa inaad sameyso barnaamij point of sale ah oo shaqeynaya.

What Will You Learn?

  • Hordhac kusaabsan programmingka
  • Aasaaska hoose ee programmingka.
  • waxaan kusiin doonaa crash course kusaabsan bootstrap framework
  • Waxaad baran doontaa Databaseska iyo sida loo isticmaalo
  • isku xidhka php iyo mysql

Course Content

Part One: PHP basics

  • Introduction to the course
    04:25
  • Setting up your softwares
    07:40
  • Xampp port issue
    02:16
  • Creating your first code
    07:32
  • creating variables
    08:26
  • Data types
    05:13
  • Adding comments
    08:00
  • PHP Operators
    15:52
  • Understanding Functions
    16:05
  • PHP Loops
    15:55
  • Explaining Arrays
    16:02
  • Conditions
    07:08
  • Error Handling
    10:34
  • Bootstrap crash course
    19:14
  • Creating HTML forms
    12:59
  • Creating HTML Tables
    10:58
  • Quiz for part one

Part Two: Structured Query Language

Part Three: The project

Part Four: Create an API

Course code and materials

Earn a certificate

Add this certificate to your resume to demonstrate your skills & increase your chances of getting noticed.

selected template

Student Ratings & Reviews

5.0
Total 1 Rating
5
4 Ratings
4
2 Ratings
3
0 Rating
2
0 Rating
1
0 Rating
good