The CEO Newsletter

Isbuuc kasta waxaan dirnaa cashar muhiim ah oo kusaabsan ganacsiga, waxaanan ugu talagalnay dadka ganacsatadda ah ee doonaya inay horumariyaan aqoonta ganacsigooda.

Waxyaabaha aan dirno waxaa kamid ah:

  1. Warbixinadda kusaabsan ganacsiga ee isbuucaa soo kordha.
  2. Casharo kala duwan oo kusaabsan Qorsheynta, Suuqgeynta, Iibka, Xisaabaadka iyo waxyaabo kale oo xiiso leh.
  3. Qormooyin cajiib ah oo kusaabsan ganacsiga.
  4. Buugaagta ugu fiican ee aan soo helno ee kusaabsan ganacsiga.
  5. Farsamooyin kusaabsan ganacsiga oo uu qofku ka faaiideysan karo.
  6. Teknoolojiyadda iyo sida uu qofku ugaga faaiideysan karo.

Si aad ugaga mid noqoto dhawrka qof ee nasiiba u yeelan doona fursada kaliya laba shey uun sameey:

  • Buuxi foomka hoose (iska hubi emailkaaga).
  • Kadib emailka kuusoo dhacaya xaqiiji.

[fluentform id=”4″]