Appka Atoms waa application aad u wanaagsan oo kaa caawin kara inaad abuurto caadooyin cusub, waa application uu sameeyay qoraagga buugga Caanka ah ee James Clear, waa app kaa caawinaya inaad sameysato caadooyin waliba qaab fudud oo tartiib tartiib ah.
Halkan kala soo dag appkan DOWNLOAD APP.