Arc for Windows is out

Browser-kan waxaa la yidhaahdaa Arc waa browser cusub oo cajiib ah, hadii aad tahay developer ama qof doonaya inuu isticmaalo browser aan buuq badan lahayn oo fudud sidoo kalana aan computerka kaa cusleynayn.

Sugitaan badan kadib ugu dambeyn Arc waxaa loosoo fasaxay computerada Windows-ka haddii aad dooneyso inaad ku shubato halkan kala soo dag: Download Arc

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *