Download Business startup Planner document for free.

Waraaqdan oo ka kooban 14 bog, waa document kaa caawin kara inaad bilowdo ganacsi cusub, kaas oo la yidhaahdo “Business startup Planner” waxyaabaha aad ka heli karto waxaa kamid ah:

  1. Qorshaha guud ee shirkadaada sida inaad qorsheysato waxyaabaha aad iibineyso, cida kaa iibsanaysa, iyo sida aad ku gaadhi lahayd.
  2. hadafka ganacsigaaga sida, waa maxay faaiidada aad raadineyso, sida aad u korin lahayd ganacsiga
  3. Qiimeynta SWOT oo ah inaad ogaato waxyaabaha ku fiicantahay, waxyaabaha ku liidato, fursadaha heysato iyo halisaha suuqa yaal.
  4. Qiimeynta iyo dabagalka tartamayaasha.
  5. social media analysis, oo aad ku maamuli karto inaad ku diyaarsato qorshe social media oo aad u wanaagsan.
  6. Agabka iyo adeegyadda aad bixineyso qaab aad u qorsheysan karto.
  7. Qarashka ku baxaya ganacsiga.
  8. Qorshaha suuqgeynta.
  9. Qeyb aad ku maamulan karto Hawl maalmeedkaaga iyo qorshayaashaada.

Si aad ula soo dagto Documentigan TAABO HALKAN.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *