4 Farsamo oo kusaabsan waxbarashada

Marka aad kujirto Iskuul ama Jaamacad inaad wax aqriso xiliga imtixaanka oo kaliya waxay kugu keeneysaa stress badan iyo inaad ku wareerto dhawrkaas maalmood, hadaba si aad uga dhigto xiliga imtixaanka mid aad happy tahay waliba aad dhibco fiican keentid raac 4taan talaabo.

  1. Faham VS Xifdin: Isku day inaad fahanto waxa aad dooneyso inaad aqriso, inta aad xifdin lahayd adigoon fahansanayn.
  2. Kala jajabi: Waxa aad aqrineyso marka hore aad u kala jajabi, marka hore u kala qeybi jabtar, kadib mawduuc, kadibna page
  3. Summary ka qoro: Markaad kala jajabiso waxaad ka qortaa summary yar adigoo ku darsanaya daraasado aad kaligaa sameysatay soona koobaya.
  4. Kuleylka ku Cun: Marka laguu dhigo casharkan, isla maalintaa isku day inaad si fiican u aqriso, daraaseeyso ilaa 80% inaad sii aqriso isku day.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *